Abiy Axmed oo War cusub kasoo saaray Dagaalka Tigrey iyo Qabsashada Makelle

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaca ka qaaday in uu soo dhamaaday dagaalkii ay kula jireen ciidamada Tigrey ee daacada u ahaa xisbiga TPLF ee dagaalka kala soo horjeeday ciidamada federaalka Itoobiya. Qoraal uu bartiisa Tiwitterka soo dhigay Ra’isul Wasaare Abiy ayaa sheegay in si guul ah kusoo dhamaaday howlgalkii ka socday gobolka Tigrey, … Continue reading Abiy Axmed oo War cusub kasoo saaray Dagaalka Tigrey iyo Qabsashada Makelle